ترجمة معاني سورة الفيل باللغة الصومالية من كتاب Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation. ﰡ ﮍﮎﮏﮐﮑﮒﮓ ﰀ Ma Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii». ﮕﮖﮗﮘﮙ ﰁ Miyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay. ﮛﮜﮝﮞ ﰂ Oosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah. ﮠﮡﮢﮣ ﰃ Kuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay. ﮥﮦﮧ ﰄ Markaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.